Wasiir Odowaa oo ka hadlay Xaalada ka ciran ee DFS iyo JUBALAND +Cod

Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xalin doonto khilaaf ka dhashay tan iyo markii Baarlamaanka Federalka Soomaaliya uu kalsoonida kala noqday Baarlamaanka Maamulka Jubbaland ayaa waxa ay ku dhawaaqeen Maamulkaasi in ay xiriirka u jareen Dowlada Soomaaliya.
C/raxmaan Odaywaa wasiirka Arimaha gudaha ayaa ku tilmaamay go,aankii Baarlamaanka ay qaateen uu ahaa mid wax lagu saxayey, in kastoo uu xusay in ay Dowlada gudi xaliya ay u saaratay dhawaanna ay shaqadaasi guda gali doonaan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook