Xiddiga wayn ee xulka Chile Arturo Vidal oo xabsiga loo dhigay arin ceeb wayn ku ah sumcadiisa +Sawirro

Laacibka kooxda Juventus Arturo Vidal ayaa xabisga la dhigay kadib markii isagoo cabsan uu kaxeeyay gaari isaga iyo xaaskiisa kadibna aay galeen shil gaari ..

28-jirkan ayaa xulkiisa kula sugan Chile halkaas aya ka qeeb galayaan Copa America, waxaana la sheegay in gaarigiisa Ferrari uu si shil isagoo xawaaro sare ku socdo uu kula dhacay gaari kale magalada Santiago.

isaga iyo xaaskiisa Maria Teresa Matus waxaa loola orday cisbitaal , lakiin midkoodana dhawac ma uusan soo garin sida aay ku watameyso The Express.

warar madax banaan ayaa sheegaya in Chile in Vidal uu ku cawa qaatay xabsi ,waxana baaritaano lagu ogaaday in uu cabsanaa.

Wararka ayaa intaasi waxey ku darayaan in laacibkan maanta uu wajahi doono maxkamadeyn ,waxaana laga yabaa in laga saaro ciyaaryahanada Chile’ ee jimacah la ciyaari doonan Bolivia cappa America .

vi vi1 vi2 vi3 vi4 vi5 vi6

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook