Xildhibaan Axmed Cabdi Aabi Hawiye iyo Daarood ayaa loo kala baxay+ Cod

Xildhibaan Axmed Cabdi Aabi oo kamid ah Xildhibaanada Beesha Absame,kana soo jeeda deegaanada Gobolka J/Dhexe ayaa ku dhawaaqay hadal Magaalada Muqdisho siwayn looga hadal hayo kadib markii uu yimid Mooshinka Jubbaland waxaa Keenay Xildhibaano ka soo jeeda Beesha Hawiye,Dooda maanta Soomaaliya taaana waa Dood Hawiye iyo Daarood ah.

Hadalka Xildhibaan ayaa waxaa ka mjuuqada in uu iska dhaga tiray in,Xaalada Siyaasada ee maanta dalka ka jirta ayna saas ahayn,waxan taas cadeyn kugu ah Xildhibaanadii Beesha Daarood ee Shirkaas joogay ma waxay noqodeen 10 Xildhibaan 6 Way diiday Mooshinka 4 way ka aamuseen 132 Xildhibaan ayaa Ogolaatay Mooshinka mark aad dib ugu noqoto muuqaaladii Baarlamaan ma saas ayey noqonaysaa waa maya waxay taasi tuslaae u tahay sida Xildhibaanku uu u doonayo in uu shido dhibaato cusub.
Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa habeniimadii xalay ka hadlay xaalada wax uuna sheegay in wajiga Cusub ee Dowladda Soomaaliya ay la imanayso uu yahay mid ka duwan kii hore isla markaan Dowladdau ay wadahal dhab ah la galayso Madaxda Jubbaland.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook