Xog laga helay Ninkii Soomaaliga ahaa ee Canada Lagu qabtay Wuxuuna Sheegay +VIDEO

Ninkan Soomaaliga ah ee lagu Magacaabo Cali Cumar Ader oo ay qabteen Ciidamada Booliska dalka Canada ayaa loo haystay in uu qayb ka geystay afduubkii labo Wariye oo dalkaas u dhalatay,kuwaas oo markii danbe ay Maleeshiyada Al-Shabaab siidaayeen,Booliska dalka Canada ayaa tan iyo sandkii 2008dii waxay dabogal ku hayeen ninkan oo xiligaas joogay dalka Soomaaliya.

“Wuxuu Sheegay Xog badan iyo qaabkii loo afduubay Wariyeyaasha Canada u dhashay,waxaan aad oogau faraxsanahay qaabka aan baadhitaanku u Samaynay iyo sida aan oogu guuleysan qorshaha ninkan aan ku qabanay,dadka oo laga afduubay xeryaha qoxootiga dalka Kenya,ayuu Cali Cumar Ader Lug wayn ku lahaa waxaan Cadaadtay in uu xiligaas qorsha wax ka fuliyey”Waxaa sidaas Yidhi Mid kamid Saraakiisha Ciidamada Booliska dalka Canad.

Ninkan ayaa dalka Canada siwayn looga hadalayaa,waxaana la ogaaday in uu galay danbiyo badan oo ay kamid yihiin in kooxda Budhacad badeedka kamid ahaa oo uu dalka Kenya xiliyo badan u tagay qorshayaal afduubeyaal lagu kala wareejinayey lacagtii agu sii dayn lahaa.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook