Barcelona oo guul kusoo gaba gabeysay 2015-ka iyo Messi oo baashaalay+SAWIRRO

Barcelona ayaa hogaaminta horyaalka kusoo laabatay ka dib markii saacado kooban ay hogaanka si ku meel gaar ah ku haaysay Real madrid waxa ayna xalay Barca garoonkeeda Camp Nou ku dubatay kooxda Real Betis waxa ayna ugu badisay 4-0 inkastoo Neymar uu rogoore ka qasaariyay Barcelona daqiiqadii 29 ee qeybta hore ciyaarta.

Ciyaarta oo ahayd mid inta badan ay ku gacan saraysay Barcelona ayaa qeybta hore ciyaarta usooro gashay in ay dhaliso labo gool koolka koowaad waxa uu ahaa mid ay iska dhalisay Real Betis waxaana iska dhaliyay Heiko Westermann daqiiqadii 33 ee qeybta hore ayaa Barca heshay goolkeeda labaad waxaana usaxiixay Lionel Messi oo baas fiican ka helay saaxiibkiisa Neymar.

markii la isku soo laabtay qeybta labaad ee ciyaarta yaa Barcelona weerarkeeda halkeeda kasii waday iyada oo weerar aan kala joog lahayn ku qaadeysay goosha kooxda Real Betis waxan daqiiqadii 46 dhalisay goolkeeda sedexaad kaa oo uu shabaqa ku hubsaday Luis Suarez oo caawin ka helay Sergio Busquets ciyaarta oo gabgaba marayso ayaa Barcelon dhalisay goolkeeda afaraad waxaana usaxiixay mar kale Luis Suarez oo markaane baas kale helay Neymar oo doonayay in uu iska tirtiro rigoorada uu kooxdiisa ka qasaariyay.

Ugu dambeyntii ciyaarta ayaa kusoo gabagaboowday 4-0 oo ay ku badisay Barcelon si toos ahna ula wareegtay hogaanka horyaalka La Liga inkastoo min 38 dhiboocd wada leeyihiin Atletico Madrid Reel Madrid ayaa iyadane leh 36 dhibcood.

Kulumada kale horyaalka La Liga ayaa waxa ay udhaceen.

Las Palmas 4 – 1 Granada

Getafe 0 – 0 Deportivo La Coruna

Celta Vigo 0 – 1 Athletic Bilbao

Celta Vigo 0 – 1 Athletic Bilbao

Eibar 2 – 0 Sporting Gijon

Sevilla 2 – 0 Espanyol

Rayo Vallecano 0 – 2 Atletico Madrid

Levante 0 – 1 Malaga

 

2FB0B08600000578-3379402-image-a-83_1451511558308
2FB0B54500000578-3379402-image-a-86_1451511633106
2FB06B4100000578-0-image-a-48_1451508900889
2FB07A7600000578-0-image-a-34_1451508592577
2FB07BC800000578-0-Former_Liverpool_star_Suarez_runs_away_in_jubilation_after_Barce-a-39_1451508722381
2FB07C0000000578-0-image-a-35_1451508645367
2FB07E1500000578-0-After_witness_Neymar_strike_the_bar_from_the_spot_Claudio_Bravo_-a-43_1451508772291
2FB07E8900000578-0-Barcelona_were_awarded_fortunate_penalty_in_the_first_half_when_-a-24_1451508136431
2FB07EC100000578-0-image-a-46_1451508879132
2FB07FE200000578-0-image-a-27_1451508255507
2FB08C0100000578-0-image-a-29_1451508312520
2FB09B7700000578-3379402-After_linking_up_with_Neymar_Messi_continued_his_run_into_the_bo-a-64_1451509234056
2FB09BF300000578-3379402-Uruguay_striker_Suarez_runs_off_to_celebrate_his_goal_with_Adan_-a-70_1451509401771
2FB09D4700000578-3379402-image-m-67_1451509320222
2FB0890F00000578-0-image-a-44_1451508791456
2FB0739900000578-0-image-a-32_1451508464725
2FB0860800000578-3379402-image-a-80_1451509959547
2FB0883800000578-3379402-image-m-72_1451509506345
2FB0897300000578-0-image-a-25_1451508152841

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook