Cayaaryahanka Caanka ah Alfredo Pacheco oo isaga oo dalkiisa Jooga Toogasho lagu dilay+Sawirro

Alfredo Pacheco oo horay uga tirsanaa ciyaaryahanada xulka wadanka El Salvador ayaa lagu toogtay wadankaasi.

Nin hubeysan ayaa mr Pacheco oo 33, sano jir ah usoo dhawaaday islamarkaana dhowr xabadood ku dhuftay meel udhow Goob kaalin shidaal ah oo ku taala Santa anta oo dhacda Galbeedka caasimada San Salvador.

Difaacan oo kamid ahaa ciyaaryahana loogu jecelyahay wadanka El savador inkastoo Ciyaarihii laga mamnuucay sanadkii 2013.

Pacheco iyo 13 katirsanaa xulka qaranka wadanka El savador ayaa lagu helay inay qaateen lacago laaluush ah si ay xulkooda looga badiyo.

1 2 3

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook