Madaxweynaha Galmudug Guuleed Oo Gaaray Kenya +Axmed Cabdisalaan ooy Isku arkeen +Sawiro

Waxa Kenya soo Gaaray Wafdi uu Horkacayo Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Cabdi kariin Xuseen Gulled Iyadoona Garoonka Diyaaradaha ay ku soo Dhaweeyeeen Qaar ka Mid ah Xubnaha Jaaliyada Kenya ee Galmudug iyo Sidoo Kale Bahda Saxafada Kenya oo iyagu Qayb ka ahaa Soo Dhawnta Wafdiga Madxweynaha Galmudug
Warar lagu kalsoon yahay aya Sheegaya in Safarka Madaxweynaha uu kenya uu ku yimid ay ka mid tahay Wada Hadalo lagu Hormarinayo deganada Galmudug Waxna inta uu kenya ku sugan Yahay Madaxweynaha uu Kulan la Qaadan Doonaan Siyaasiyiin , Qaybaha kala duwan e Bulshada Galmudug
Madaxweynaha iyoWafdigiisa aya Waxa loo soo galbiyay Mid ka Mida Hoteelada Ugu Casrisan Kenya Waxana La Filaya in Kulamo Goon Gooni ah uu madaxweynaha Galmudug uu la La Yelan Doono Siyaasiiyin iyo Sidoo Kale Waxgarad ka soo jeeda Dowlad Gobaleedka Galmudug . Siyaasiiinta uu kenya kula Kulmi Doono Waxa ka Mida Siyaasi Ahmed Cabdi Salaan oo ka Mida Siyaasiyinta ka Soo jeeada Gobalada dhexe
Madaxweynaha Galmudug aya Horay u Shegay in Wada Hadal ay la Furayan Ururka Ahlu suna oo Qaybo ka Mida Gobalka Galgaduud Ku Sugan Waxana Dhawan soo if Baxay in heshiiska Galmudug iyo Ahlu suna uu dhawan Bilaaban doono.

g
ggg gggg

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook