magaalada Baydhabo loogu dhaariyay Xildhibaano katirsan Baarlamanka koonfur galbeed + SAWIRRO

waxaa maanta lagu dhaariyay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Koonfur galbeed ee Somalia kuwaasi oo kasoo haray Xildhibaano horay loo dhaariyay.

Xildhibaanada la dhaariyay ayaa dhan 57 xildhibaan oo u badan dhalinyaro aad u da’yar, halka sidoo kalane ay ka dhexmuuqdaan Odayaal da’a dhexaad ah.

Xildhibaannada la dhaarshay ayaa waxaa ku jira 30 haween ah oo ka mid noqonaya xildhibaanada baarlamaanka Koonfur galbeed, waxa uuna Madaxweynaha maamulkaasi u hagarbaxay Haweenka Koonfur galbeed.

Bishaan December ayaa waxaa horay magaalada Baydhabo loogu dhaariyay 89 xildhibaan oo ka mid ah xubnaha baarlmaaanka Koonfur-galbeed.

Wasaarada arrimaha gudaha iyo federaalka Somalia ayaa xubno uga matalaayay xafladii lagu dhaarinaayay 57 ka xildhibaan.

Dhanka dowladaha dariska ayaa waxaa Xaflada ku sugnaa wakiilo kala duwan oo indha indheenaayay qaabka ay u dhaceysay dhaarinta.dha1 dha2 dha3 dha4 dha5 dha6 dha7

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook