Nin Qaraxyo been ah Dad badan u dhigay & Kala cararka iyo Naf jaceeylka bulshada Caalamka + video

Qaraxyada ka dhaca Dunida daafaheeda kala gadisan ayaa waxa ay sababeen in wadamo badan oo Nabad iyo kala dambeen ay ka jirto lagu kala cararo waa hadii xitaa sheekada kaftan iyo tijaabo tahay .

Wiil watay dhar Carbeed soona qaatay Boorso faaruq ah ayaa dad badan iskaga dhigay mid fulin rabo Qaraxyo waxaana goob kasta oo uu ku tuuro boorsada ku kala cararay dad fara badan kuwaas oo ka cabsi qaba in Qaraxyada wax yeeleeyaan .

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook