Adnan Januzaj oo dib ugu soo Laabtay Man United

Wararka laga helayo Kooxda Kubada Cagta Manchester United ayaa sheegaya in Weeraryahankii Naadigaan amaahda uga maqnaa ee Adnan Januzaj uu dib ugu soo laabtay Garoonka Kooxdiisa kadib markii uu ka soo tagay Naadigii uu u dheelayey ee Borussia Dortmund.

Adnan Januzaj oo 20 jir ah ayaa Borussia Dortmund Waxa uu u dheeley 160 daqiiqo Waxaana 12 kulan ayuuna u dheeley oo int badan badal kusoo galay.

Macalinka Man United Louis Van Gaal ayaa doonaya in uu Weerarkiisa ku xoojiyo Wiilkaan Waxaana lasheegay in 24 ka saac ee soo socota uu dib ugu soo Laaban doono garoonka Old Trafford,

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook