Afhayeenka Puntland“Gaas ayaa Garoonka Xarigga ka jari doona, Xassan Sh Markhaati buu ka noqon doonaa”+ Cod

Afhayeenka Puntland“Madaxweyne Gaas ayaa Garoonka Xarigga ka jari doona, Xassan Sh Markhaati buu ka noqon doonaa” +Cod

Afhayeenku wuxuu sheegay in magaalada ay ku sugan yihiin wufuud caalami ah oo kala kala socda Shiinaha, Talyaaniga, Midowga Yurub, Jabuuti, Itoobiya, Yemen iyo kuwo kale, hase ahaatee aysan weli magaalada soo gaarin madaxda dowlad goboleedyada Soomaaliya.

Afhayeen Quraan-Jecel wuxuu kaloo sheegay in rag matalaya ganacsato gaaraysa 85 oo ka kala socda Soomaaliya iyo dalalka deriska la ah Soomaaliya.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook