Afhayeenkii SH/Hoose oo Is Casilay “Shariif Xasan ayaa hurinaya

Afhayeenkii Maamulka Gobolka Sh/Hoose Maxamed Xuseen Shiine ayaa ku dhawaaqay maanta oo Talaado ah ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu hayey kadib culeys shaqadiisa ah iyo fara gelin lagu hayo sida uu sheegay.
Waxa uu shiine ku Eedeeyey Madaxweynaha K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan inuu hurinayo Dagaal beeleedyada kusoo laab laabtay Gobolkaasi sida uu hadalka udhigay.

Waxa uu Amaanay shaqada ay qabteen Ciidanka Amaanka oo la’aantood Gacanta Gobolka Sh/Hoose ku jiri laheyn isagoo si kulul uga hadlay Siyaasad xumo uu ku tilmaamay Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Maxamed Shiine ayaa Sanad iyo Bilo Xilkaasi hayey isagoo ugu dambeyn maanta xilkaasi isaga tagey.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook