Amiin Caamir oo Sawir ku Muujiyey Kulankii dhexmaray Ahlu-Suna & Jawaari

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Safar Xiisad dhaliyey wuxuu ku tagay magaalada Dhuuso-mareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud, Iyadoona ay Cambaarayn dusha uga tuureen madaxwaynayaasha Galmudug, Jubaland iyo Sidoo kale Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dawalada Soomaaliya.
Jawaari ayaa dhuuso-mareeb wuxuu kulamo kula qaatay maamulka Ahlu-Sunah oo kasoo Horjeeda maamulka Galmudug ee uu Hogaamiyo madaxwayne Cabdikariin Xuseen Guuleed, Waxaana si wada jir ah ula hadlay Warbaahinta labada dhinac.

Farshaxanka Soomaaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Sawir Gacmeed qosol badan ka sameeyay Booqashada Jawaari, Isagoona Calan ka dhigaya Hogaamiyaha Ahlu-sunah Sheekh Maxamed Shaakir

 

sawirka

 

 

 

 

 

 

 

 

 

>

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook