Aqriso Liiska Xidigaha La Filayo Iney Wacdaro Dhigaan Sanadkaan 2016

Sanadkan 2016 ayaa bilaawday waxayna dadka kubada cagta ka faaloodaan aragtiyo kala duwan ka bixiyeen xidigaha la is dhihi karo sanadkan wax qabad dheeri ah ayay la imaan doonaan.

Sidaa darteed qiimeyn lasoo saaray waxaa lagu soo koobay 22-cayaaryahan oo la aaminsan yahay in sanadkan 2016 guud ahaan ay bandhig dheeri ah sameyn karaan.

Fadlan hoos kaga bogo xidigaha la isku raacay in sanadkan waxqabad sareeyo iyo karti dheeri ah inay garoomada kala duwan ka muujin karaan:

1- Alexandre Lacazette, Lyon
2- Leroy Sane, Schalke
3- Gabriel Barbosa, Santos
4- Gonzalo Higuain, Napoli
5- Michy Batshuayi, Marseille
6- Thomas Muller, Bayern Munich
7- Zlatan Ibrahimovic, PSG
8- Pierre-Emerick Aubameyang, Dortmund
9- Anthony Martial, Manchester United
10-Paul Pogba, Juventus
11-Paulo Dybala, Juventus
12-John Stones, Everton
13-Mauro Icardi, Internazionale
14-Jamie Vardy, Leicester City
15-Romelu Lukaku, Everton
16-Riyad Mahrez, Leicester City
17-Roberto Lewandowski, Bayern Munich
18-Mesut Ozil, Arsenal
19-Luis Suarez, Barcelona
20-Cristiano Ronaldo, Real Madrid
21-Lionel Messi, Barcelona
22-Neymar, Barcelona

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook