Axmed Madoobe oo maanta xariga ka jaray Xarunta lagu qaban doono Shirka Madasha Qaran +SAWIRRO

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta xariga ka jaray guriga Martida oo ku yaalla Badda qarkeeda iyo sidoo kale xarunta lagu qaban doono shirka madasha wadatashiga Qaran ee 10 bishaan lagu qaban doono magaalada Kismaayo.

Xarumaha uu manata xariga ka jaray Madaxweynaha ayaa ah xarumo si aad u qurux badan loo qurxiyay.

Munaasibadii xariga looga jarayay guriga Martida iyo xarunta shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuulyiin kale duwan oo Jubbaland ka tirsan sida, Labada Madaxweyne ku xigeyn, Darwiish, Macallin Maxamed, masuulyiinta Degmada, kan gobbolka, Xildhibaano iyo marti sharaf kale.

IMG_7933-1024x683
IMG_7937-1024x685
IMG_7939-1024x683
IMG_7952-1024x683
IMG_7954-1024x683
IMG_7994-1024x683
IMG_8004-1024x683
IMG_8009-1024x683
IMG_8015-1024x683
IMG_8016-1024x683
IMG_8031-1024x683
IMG_8036-1024x683
IMG_8037-1024x683
IMG_8039-1024x683
IMG_8050-1024x683
IMG_8067-1024x683
IMG_8087-1024x683
IMG_8123-1024x683
IMG_8129-1024x683
IMG_8136-1024x683
IMG_8139-1024x683
IMG_8145-1024x683
IMG_8146-1024x683
IMG_8153-1024x683
IMG_8154-1024x683
IMG_8173-1024x683
IMG_8183-1024x683
IMG_8208-1024x683
IMG_8214-1024x683
IMG_8228-1024x683
IMG_8237-1024x683
IMG_8243-1024x683
IMG_8244-1024x683
IMG_8246-1024x683
IMG_8254-1024x683

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook