Barcelona oo Kulan dagaal badan kaga badisay Espanyol +Video

Kooxda Kubada Cagta Barcelona ayaa Guul aad u dagaal badanayd waxa ay kaga Guuleysteen Naadiga ay isku Magaalada yihiin ee Espanyol.

Barcelona oo dheeshey Koobka dalka Spain Wareegiisa 16 ka ayaa waxa ay ku badiyeen 4-1 Waxaana Goolasha u kala dhaliyey Xidigaha kala ah Lionel Messi oo 2 Gool dhaliyey Neymar iyo daafaca Gerard Pique.

Cayaartaan ayaa waxa ay hayd mid aad u dagaal badan oo Gacmaha layskula Tagay dhawr jeer Taas oo keentey in Calaamada Casaanka ah 2 kamid ah Cayaaryahaanda Espanyol.

1
2
3
4
5
6
7
8
9
10
11
12

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook