Dagaal Xoogan oo ka Socda Degano Ka tirsan Gobolka Galgaduud

Gobolka Galgaduud ayaa la sheegaya inu dagaal culus uu ka socdo duleedka magaalada Godinlabe ee Gobolka Galgaduud.

Dagaalkaan ayaana hada ka socda deegaan lagu magacaabo Higlaale oo u dhow tuulada gaal yeel oo qiyaastii 20 Kiilo Mitir u jirto Magaalada Godinlabe dagaalka ayaana u dhaxeeya beelo walaalo ah oo deeganka wada daga

Wararka hor dhaca ah ayaa sheega in dagaalkaan ay ku dhinteen 2 qof halka tiri intaas kabadana ay ku dhaawacantay ilaa iyo hada ma jirto cid ka hadashay oo ah maamulka Galmudug iyo kan Ahlusunna oo ay ka soo kala jeedaan beelaha is Dagaalay

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook