Dhacdo yaab iyo amakaag leh oo ka dhacday Hargaysa + video

Dhacdo yaab iyo amakaag leh oo aan horey loogu arkin oo ka dhacday Somaliland ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday magaalada Hargeysa ka dib markii rag cadaan ah ay bilaabeen inay qafaashaan caruurta yar yar ee ku nool magaaladaas islamarkjaana ay dhiiga ka iirtaan.

Dhacdadaan la yaabka leh ee ku cusub dhegaha Somalilanad ayaa waxaa la sheegay inay qabsatey dhawaantaan wiil yar oo Soomaali ah oo dhawaantaan ay rag ka afduubteen magaalda Hargeysa ka dibna ay geeyeen guri ay ka buuxaan caruur yar yar oo aad iyo aad u fara badan, Wiilkaas oo markii dambe ay ragaas sii daayeen ka dib markii ay dhiig ka miirteen ayaa waxaa uu sheegay in mudadii uu ku sugnaa halkaas ay goobtaas yimaadeen niman cadaan ah oo ayna ka ka xeysteen halkaas qaar ka mid ah caruurtaas lagu haayeyey goobtaas.

Ugu dambeyntiina iyadoo arintaan ay tahay run ahaantii qatar weyn oo ku soo korortey dadka Soomaaliyeed ayaa hooyada dhashay wiilkaas waxay sheegtay inay wiilkeeda ay mudo laba bari ah ay baadi goob ugu jirtey oo ayna meel walba ka raadisay laakiinse uu ilaahay u soo celiyey wiilkeeda, Hooyadaan ayaa waxay sheegtay in wiilkeeda meesha la geeyey uu ku soo arkay caruur baadan oo ay dadkii dhalay ay ka maqan yihiin oo aana la ogeyn meesha ay jiraan iyadoona intaas raacisay in caruur badan oo loo heysto uinay dalka ka tahriibeen ay dhici karto inay afduub ku heystaan qoaladaas aan la aqoon waxa ay yihiin iyo waxa ay ku sameynayaan Caruurtaas ay soo xareysteen.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook