Dhageyso Wariye Arkay Ruuxii Maanta isku Qarxiyay Maqaayada The Village

Qaar kamid ah Wariyaasha Muqdisho Ayaa Maanta indhahooda ku Arkay Ruux isku Qarxiyay Maqaayada The Village ee Muqdisho ku Taalla,

Wariyaasha Ayaa indhahooda ku Arkay Ruuxa oo Fiilooyin isku Taabanaya Waxana Durbadii Suura Gashay in Goobta Ka Cararaan,

Dadka Goobta Joogay ayaa Sheegay in Qarax uu ahaa Mid lagu doonayay in lagu Dilo Wariyaasha Muqdisho oo Goobta Fadhiyay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook