Dowlada Galmudug oo Isku keenay qaar kamid ah beelaha Mudug iyo Galgaduud +Video

Dowlada Galmudug State ayaa kulan uqabtay odayaasha iyo waxgaradka qaar kamid ah beelaha dega deegaanada maamulkaas.

Kulankan ayaa waxaa uu ahaa mid iscafis ah oo ay daris ku noqon doonaan beelaha dega gobollada Galgaduud iyo Mudug.

Xubno katirsan Maamulka Galmudug State iyo odayaasha dhaqanka ee kulankaas ka qeyb galay ayaa si wanaagsan usoo dhaweeyay in qorshaha dariseynta deegaanada Galmudug la meel mariyo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook