Dowlada Sacuudiga oo Dacwad ka dhan ah Iran u gudbisay QM

Safirka Sacuudiga u fadhiya QM ayaa u gudbiyay ashtiko ka dhan ah dowladda Iran kaas oo ku aadan in ay ogolaatay dad careysan in ay gudaan dhismaha dowladda ay ku lahayd Tehran.

Safiir al mucalami ayaa dhinaca kale beniyay in xiriirka xun ee kala soo dhex galay Iran iyo Dowladiisa aysan sameyn ku yeelan doonin arimaha wada hadalada nabada Yemen iyo Sacuudiga.

Dowlada Sacuudiga ayaa xiriirkii gabi ahaanba u jartay dowladda Iran.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook