Filibiin dad udabaal degeyay sanadka cusub 2016ka oo dab qabsaday +Sawirro

Dab ka kacay dalka Filibiin ayaa sababay Khasaaro naf iyo maalba leh kadib markii goob loogu dabaal dagaayay Sanadka cusub ee 2016-ka uu ka dhashay dabkaasi.

Dabka ayaa yimid kadib markii baaruud faniintay ay ku dil dhacday goob coosh ka sameysnaa waxaana sidaa ku dhashay dab xoogan oo sababay gubashada 1,000 guri oo xiriir ah.

Dabka ayaa waxaa ku dhintay hal ruux waxa uuna sidoo kale dhaawac kasoo gaaray dad aad u badan, oo xiligaasi ku sugnaa hooygooda.

Dowlada Filibiin ayaa maalmo un ka hor sanadka cusub ka digtay in munaasabadaha loogu dabaal dagaayo sanadka cusub loo adeegsado waxyaabaha dabka dhalinkara balse ay taasi dhacday.










Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook