Jubbaland oo ka hadashay Buuq iyo Muran ka dhashay ciidamada Wadanka Ethiopia ee Kismaayo yimid+ Video

Cabdinaasir Seerar ayaa faahfaahin ka bixiyay Hadal Maalmihii ugu danbeeyay Warbaahinada Afsoomaaliga ku baxo baahinayeen oo ahaa in ay Ciidamada Itoobiya la wareegeen Amaanka Magaalada Kismaayo.

Afhayeenka ayaa sheegay ujeedka Ciidamada Itoobiya Kismaayo u yimadeen inay tahay howlgalka lagu diriray Ururka Al-Shabaab inay Qayb ka noqdaan.

Sidoo kale Afhayeenka ayaa sheegay in Amaanka Magaalada Kismaayo ay sugaan Iminka iyo marwalbo Ciidamada Dowlad Gobaleedka Jubbaland.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook