Kalfadhigii Sadexaad Ee Golaha Dhaqanka Taraawiil Oo Laguqabtay Magaalada Oslo Ee Dalka Norwey +Sawirro +Video

Waxaa magalada Oslo e Dalka Norwey lagu qabtay kalfadhigii sadexaad ee Golaha Dhaqanka Ee Taraakiil kaasoo labadii kahoreysaylagu qabtay Dalalka Sweden Iyo Denmark.
kalfadhigaan ayaa ahaa mid ay xilka ku kala wareegayeen gudoomihii hore ee Golaha Dhaqanka Taraawiil Ahaana Aasaasihii Golahan Xuseen Madoobe Shaaciye Iyo Gudoomiyaha Cusub ee Iminka Xilka Lawareegayay Koofi.
Xafladana ayaa ahayd mid si aad ahloosoo qaban qaabiyay waxana kasoo qeyb galay bulshada kudhaqan Norwey iyo weliba marti kale o katimid dalka Sweden .
Dadkii kasoo qeyb gaay waxaa kamid ahaa Abwaankii Weynaa Ee Laashin Axmadey Cabdi Gaashaan, laashinka ayaa aad uga hadlay taariikhda Abwaanka Cabdule Raage Taraawiil oo magaciisu yahay Golahan Dhaqanka , laashinka ayaa ahaa qofka ugu aqoonta badnaa Abwaan Cabdule Raage Taraawiil In Mudo ahna isla sooshaqeeyeen.

IMG_5891 IMG_5890 IMG_5887 IMG_5880 IMG_5879 IMG_5878 IMG_5877 IMG_5866 IMG_5869 IMG_5870 IMG_5871 IMG_5874 IMG_5875 IMG_5876 IMG_5864 IMG_5863 IMG_5862 IMG_5859 IMG_5857 IMG_5856 IMG_5855 IMG_5802 IMG_5803 IMG_5809 IMG_5820 IMG_5838 IMG_5842 IMG_5848 IMG_5778 IMG_5780 IMG_5783 IMG_5784 IMG_5786 IMG_5787 IMG_5796 IMG_5777 IMG_5776 IMG_5775 IMG_5774 IMG_5772 IMG_5769 IMG_5768 IMG_5756 IMG_5757 IMG_5759 IMG_5760 IMG_5763 IMG_5764 IMG_5766 IMG_5755 IMG_5753 IMG_5751 IMG_5750 IMG_5748 IMG_5746 IMG_5745 IMG_5734 IMG_5736 IMG_5738 IMG_5739 IMG_5741 IMG_5742 IMG_5743 IMG_5733 IMG_5732 IMG_5731 IMG_5729 IMG_5726 IMG_5721 IMG_5713 4 5 6 7 8 9

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook