Kloppka Fiican iyo Kloppka Xun Cayaartoyda Liverpool oo ku Wareersan Ninkaan

Macalinka Cusub ee kooxda Kubada Cagta Liverpool Jurgen Klopp ayaa Tan iyo Markii uu ku soo biirey Naadiga dalka England waxaa soo maray Xiliyo kala du duwan oo isagu jira Faraxad iyo Murugo Waxaana Cayaartoyda naadigaan ay ku Wareersanyihiin hadba Wejiga Cusub ee uu lasoo Baxo.

Jurgen Klopp ayaa lasheegayaa in uu yahay nin Marka Naadigu Guul Gaaro lakftama faraxdana u muujiya Cayaartoydiisa Xiliga laga badiyana aan Cidna lahadlin Xanaaq badan Mararka qaarna Ku dhawaada in uu Gacanta ula tago kii qaldka Sameeyey looga badiyey Naadiga.

Liverpool ayaa Xiligaan waxa ay iska Cayriyeen Macalinkii bilaabay Xiligaan iyaga oo lasoo wareegay Macalinka dalka Jarmalka ee Jurgen Klopp balse Ninkaan ayaa kulana badiyaa midna badiya Waxaana weli lagu Wareersanyahay sida Xaalkiisu yahay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook