Liiska 30 ka Xidig ee hada dheela Kubada Cagta Lacagta ugu badana ay u taalo

Waxaa lasoo saaray Liiska Cayaaryahanada Caalamka gaar ahaan ka dheela Shanta horyaal ee qaarada yurub hadana ay meel u taalo Lacagta ugu badan ee auy shaqaysteen kuwaas oo gaaraya 30 Xidig.

Cayaaryahaanada ka dheela Shanta Horyaal ee ugu Xiisaha badan qaarada yurub Waxaana Hogaaminaya oo kaalinta koowaad kuwada jira Cayaaryaahnka Barcelona ee Lionel Messi waxaana kujira ilaa 11 Cayaaryaahan oo ka dheela Horyaalka Premier League dalka England.

Hadaba Waa kuwee Xidigaha Lacgta ugu badan u taalo bangiga ee hada dheela Kubada Cagta,

1. Lionel Messi (Barcelona) – £185million

2. Neymar (Barcelona) – £113m

3. Eden Hazard (Chelsea) – £96m

4. Cristiano Ronaldo (Real Madrid) – £84m

5. Harry Kane (Tottenham) – £67m

6. Raheem Sterling (Manchester City) – £66m

7. Antonine Griezmann (Atletico Madrid) – £65m

8. Luis Suarez (Barcelona) – £64m

9. Sergio Aguero (Manchester City) – £60m

10. Alexis Sanchez (Arsenal) – £60m

11. Anthony Martial (Manchester United) – £58m

12. Paul Pogba (Juventus) – £57m

13=. Kevin De Bruyne (Manchester City) – £54m

13=. Philippe Coutinho (Liverpool) – £54m

15. Thomas Muller (Bayern Munich) – £52m

16. Robert Lewandowski (Bayern) – £51m

17. Gareth Bale (Real Madrid) – £51m

18. Romelu Lukaku (Everton) – £50m

19. Diego Costa (Chelsea) – £48m

20. Paulo Dybala (Juventus) – £46m

21. Isco (Real Madrid) – £46m

22. Cesc Fabregas (Chelsea) – £44m

23. Gonzalo Higuain (Napoli) – £43m

24. James Rodriguez (Real Madrid) – £43m

25. Toni Kroos (Real Madrid) – £41m

26. Marco Verratti (PSG) – £38m

27. Mesut Ozil (Arsenal) – £38m

28. Sergio Busquets (Barcelona) – £37m

29. Mauro Icardi (Inter) – £37m

30. Koke (Atletico Madrid) – £36m

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook