Madaxda Somalida oo ka Amar Qaata Gen, Gabre oo laso ogaaday

warbahinta ayaa sheegay in madaxda somlaida inta badan ay ku shaqeyaan amarka Gen gabre iyo gaalada ajanibta ah

madaxweynaha dowlada somaliya iyo kuwa mamul Gobaleedyada in taba wax ay ka amrqataan gen gabre waxaanahalkaasi ka muuqan in aysan somalidu inta badan iska amar qaadan oo ay yihiin dad gaalo utaliso

sida aad la socotii wax yaabaha ay isku mari weyso madaxda somalida wax ainta badan xaliya beesha caalamka iyo gaalada ajanibta ah

waxaana halkaasi ka abaxday in aysan jarin wax somalinimada isku qadarinaya iskana amar qadana

balse shacbaka somaliyeed aya ka walacsan arintaas in somalidu u taliso gaalo ajnib ah oo dalkoodi ka yimid damacsana in ay dalkaaga kugu maamulaan

waaana wax laga xumaado arintaas.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook