Madaxweynihii Hore ee Galmudug Cabdi Qaybdiid oo Garoonka Diyaradaha Oshaco ka Soo Dagay +SAWIRRO

Madaxweynihii hore ee Dowlad Gobaleedka Galmudug mudane Cabdi Xasan Cawaale Qaybiid ayaa Maanta Galinkii Danbe ka Soo Dagay Garoonka Diyaaradaha Oshaco airport Magaalada Gaalkacyo Waxana Munaasabada Soo Dhawaynta ka Soo Qayb Galay Masuliyin ka Tirsan galmudug iyo Qaybha Kala duwn ee Bulshada Galmudug
Cabdi Qaybdiid Ayaa Shegay Ujeedka Safarkiisa in uu yahay Sidii uga Qayb Gali Laha Horumarka iyo Dadaalka ka Soconaya Deganda Dowlad Gobaleedka Galmudug Waxana uu shegay in uu Wada Tashi la Sameyn Doono Qaybha kala duwan ee BULSHDA Galmudug
Madaxweynihii hore ee Galmudug aya Shegay in Duulimaadka Garoonka Oshaco uu nqoon Doono Mid sii Labo Jibaarmo isla Markana Diyaarado caalami ah ay adeegsan Doonna Waxana Bulshada Gobalada dhexe uu ka codsaday in ay ka Qayb Qaataan Dhismaha iyo Horumarka Deganada Dowlad Gobaleedka Galmudug.

1 4 5 6 7 8

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook