Meydadka muhaajiriin u badnaa Suuriyaan oo laga helay +Sawirro

Meydadka dhalinyaro dhowr dal kasoo kala jeeda ayaa waxaa lagu arkay xeebaha dalka Turkiga kadib markii ay la qalibmatay dooni ay la socdeen.

Meydadka laga helay Xeebta ayaa kor u dhaafaya 32, waxa ayna kusii jeedeen jasiiradda Giriigga Lesbos.

Meydadka ayaa waxaa la dhigay Isbitaal weyn oo ku yaala Turkiga kuwaasi oo lagu raadinaayay eheladooda.

Muhaajiriintaani ayaa u badnaa Suuriyaan waxa ayna kamid ahaayen Muhaajiriin bilihii ugu danbeeyay ku qulquleysay dalkaasi.









Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook