Mikiilaha Maqaayada Village oo ka hadlay Weerarkii Ismiidaaminta ahaa

Maqaayada The Village ayaa maanta waxaa ka dhacay weerar ismiidaamin ah, iyadoo weerarkaas ay sheegteen kooxda AlSHABAAB.

Axmed Jaamac Axmed (Village) ayaa sheegay in weerarkan uu ahaa mid fulaynimo ah isla markaana la doonayay in umuada Soomaaliyeed lagu laayo.

Waxaa uu si dheer uga hadlay sababaha keenay in maqaayadiisa Village ay mar walba bartilmaameed unoqoto kooxda AlShabaab.
Ku dhawaad 2 ruux ayaa dhimatay ilaa shan kalana dhaawac ayaa soo gaaray kadib weerarkan oo uu fuliyay qof isa soo miidaamiyay

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook