Muxuu salka ku haya Safarka Madaxweyne Axmed Madoobe ee magaalada Cadaado? +Cod

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe oo maanta Gaaray Magaalada Cadaado ayaa shaaciyey Sababta uu u tagay Magaalada Cadaado.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in Sababta uu u tegay Magaalada Cadaado ay tahay inuu dhex dhexaadiyo Maamulada Galmudug iyo Puntland kadib Khilaafkii Magaalada Gaalkacyo.

Axmed Madoobe ayaa Caawa ku hoyana Magaalada Cadaado iyadoona uu Caawa halkaas kulamo kula leeyahay Madaxda Maamulka Galmudug oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Guulleed.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook