Norwey Kulan Baroor Diiq ah Oo Loosameyay Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif +Sawirro +Video

Waxaa Magaalada Oslo Ee Caasimada Dalka Norwey Lagu qabtay kulan baroor diiq ah oo loosameeya allah una xariistee Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo kugeeriyooday magalada Baladweyne, kulankan baroordiiqda  ah ayaa waxaa sooqaban qaabiyay jaaliyada Norwey gaar ahaan Jaaliyada Reer Hiiraan Oo uu Hogaaminayay Faarax Sabriye.
waxaa kulankan kasooqeyb galay dhamaan inta ay ka kobanto bulshada kunool Norwey kuwaas oo kamuujiyay shucuurtooda iyo sida ay uga tacsiyaynayaan geeridaas kutimid ugaaska iyagoo alle uga baryay inuu naxariistiisa jano siiyo eheladiisa iyo intuu kageeriyoodayna samir iyo iimaan siiyo uguna bedelo bedel qeyr qaba.

Kulankaas ayaana lagu qabtay Salaama Restaurant oo ah Restaurantiga Ugu Casrisan Magaalada Oslo

IMG_6067 IMG_6069 IMG_6070 IMG_6071 IMG_6073 IMG_6074 IMG_6075 IMG_6076 IMG_6078 IMG_6079 IMG_6080 IMG_6081 IMG_6082 IMG_6083 IMG_6085 IMG_6086 IMG_6087 IMG_6088 IMG_6089 IMG_6090 IMG_6092 IMG_6093 IMG_6094 IMG_6095 IMG_6096 IMG_6099 IMG_6100 IMG_6106 IMG_6107 IMG_6108 IMG_6109 IMG_6110 IMG_6153 IMG_6158 IMG_6160 IMG_6162 IMG_6164

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook