Real Madrid oo Cayrisay Macalinkoodii Rafael Benitez

Waxaa sirasmi ah loogu dhawaaqay in shaqdii laga Cayriyey Macalinkii Real Madrid Rafael Benitez Waxaana lasheegayaa in Lagu badalay Cayaaryahankii hore ee Naadiga Zinedine Zidane.

Madaxweynaha Real Madrid ayaa Xiligii uu soo fariistay Kursigii uu ku qabanayey Shirka Jaraa id waxa uu ku dhawaaqay in Macalinkii Naadiga Laga Cayriyey Kooxda kadib markii sida uu sheegay uu Gaarsiin waayey Guulo kooxda Real Madrid.

Rafael Benitez ayaa Kooxda Hayay Mudo Todobo Bilood ah,iyadoo Real ay hadda kala sareynta Horyaalka Spain ay uga jirto Kaalinta Saddexaad.

Zinedine Zidane ayaa hadda si rasmi ah loogu dhiibay Xilka Macalin-nimo Ee Naadiga Real Madrid iyadoo Xidigaan uu horay ugu soo Cayaaray Naadiga.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook