Salaad Cali jeele” Soomaaliya ha isaga tagaan Cidii aan deegaan ku lahayn doorashadana deegaan hala dhigo”+Video

Salaad Cali jeele oo horay isugu soo taagay Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Waraysi uu baxshay isagoo jooga Garoowe, waxaa uu sheegay in uu taageersanyahay habka doorasho 2016 in lagu saleeyo Hanaanka deegaanka.

Salaad Cali jeele ayaa ka hadlay Damjadiid waxa uu ka aamisanyahay, waxaana uu sheegay in isagu uusan ka tirsanayn xisbi gaar ah.

Hordha waraysigaan ayaa Wardoon.net idin soo gudbinayaan, waxaaa isagoo dhamaystiran aad la socon doontaan Khamiista Soo socota.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook