Sangub oo Hodan C/raxmaan iyo Axmed Rasta u sheegay inay beenta Ka Xishoodaan + VIDEO

Abwaan Sangub oo Shir Saxaafadeed ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa si adag uga hadlay dhismaha Tiyaatarkii Qaranka oo la dayacay, Wuxuu dawlada ka socday inay iyadu dhisto, Wuxuuna sheegay inaan dadka shacabka ah howshaa qaban karin.

Wuxuu sidoo kale ka hadlay Halista ku xeeran hadii ay dhisaan Tiyaatarka Shaqsiyaad gaar ah, wuxuuna sheegay in “Xilligii xishoodka laga gudbay ,xishoodka waa musuqmaasuq laftiisa”.

Dhinaca kale wuxuu usoo Jeediyey Fanaaniinta Axmed Rasta iyo Hodan Cabdixmaan oo dhowaan Muqdisho gaadhay iney ka xishoodaan been abuurista iyo sheegashadda wax aysan qaban karin.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook