Shacabka Galmudug oo Farin udiray Gudomiyaha Barlamanka Somaliya Warar Xiiso Leh +Cod

dibadbax ay soo qaban qabiyaan mamulka galmudug oo ka dhacay magalada gaalkcyo ayaa wax looga soo horjeeday imashaha gudomiyaha barlamanka dowl;ada somalia oo gaaray magalada dhusamareeb ee xarunta gobolka galgaduud waxana arinkaas aad ga soo horjeesatay mamulka galmudug wax ayna ku tilmameen in jawaari uu kala qeybinayo mamulka galmudug iyo degandanasiia shacabka gaalkcyo ee galmudug ayaa ayguna sheegay in ay ka soo horjedaan arinkaas wax ayna fariin udireen jawraai iyo wafdigiisa.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook