Taliyaha Nabad Sugida Barawe oo Xabsiga Loo Taxaabay

War goor dhaw aan helnay waxa uu sheegayaa in Xabsiga la dhigay Taliyaha Ciidanka Nabad Sugida iyadoo warar kala duwan ay kasoo baxayaan qaabka loo xiray Sargaalkaasi.

Ilo wareed la xaqiijin waxay sheegeen Taliyaha Nabad Sugida Degmada Baraawe Xarigiisa uu salka ku hayo Xiisad xitaa gacan ka hadal sababtay oo ka dhacay Saacadihii Lasoo dhaafay Degmadaasi.

Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaan weli wax war ah kasoo saarin Xariga loo geystay Sargaalkaasi uqaabilsanaa Degmada Baraawe.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook