TV-ga Qaranka oo Muuqaal Sir ah ka Helay Dilkii Wariye Hindiya Xaaji Maxamed +Video

Waxaa dhawaan Magaalada Muqdisho lagu dilay Allaha u Naxriistee Gabdha Muddo ka shaqaynaysya Tv-ga Qaranka iyo Radiyaha, oo lagu magacaabo Hindiya Xaaji Maxmaed, waxayna Ciidamada DF Soomaaliya ee Nabad Sugid gabdhan ku dhigeen cidii dilkaas gaystay ee baabuurka gab dha ku xidhay qaraxa.

Tv-ga qaran ayaa baahiyey Muuqaal Sir badan ku jirto,Waxaana Muuqaalkaas lagu sheegay in ciidamada Sirdoonka DF Soomaaliya ay ogaadeen qorsheyaal badan oo salka kuhaya dilalka loo geysto dadka Bulshada Soomaaliyeed wax galka u ah.

Gabdhan ayaa ahayd xaaska wariye kale oo Magaalada Muqdisho ay Kooxda Al-Shabaab ku dileen,waxayna ka tagtay ilaa sadex caruur ah oo agoon horay u ahayd ay Al-Shabaab agoontoomeeyeen.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook