Wasiirada iyo Xildhibaanada Beesha Hawiye oo si Kulul Uga hadlay Safarka JAWAARI ee Dhuuso-Mareeb

Gudoomiyha Baarlamanka Soomaaliya oo safar ku tagay Magaladda Dhusamareeb ayaa waxaa ka dhashay Xiisad balaadhan, waxaana horey uga soo horjeestay Madaxweynayaasha Galmudug iyo Jubaland, waxaana sidoo kale magaalada Muqdisho kulan looga hadlayey arimahasi isugu Yimid Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya.
Wasiirada Maanta kulankaasi ka qeyb galay waxaa ka mid ahaa Wasiirka Amniga Gudaha, Wasiirka Qorsheenta, Wasiirka Dhalinyarada iyo Wasiirtu Dowlaha Madaxtooyada, waxaana ayaa si cadho leh Looga Hadlay Safarka Jawaari uu ku tagay Dhuuso-mareeb iyo hadal kasoo yeedhay Gudoomiye ku xigeenka Labaad Ee Baarlamanka Mahad Cabdala Cawad.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook