Xasan Sheikh iyo C/wali Gaas oo xariga ka jaray Garoonka Boosaaso +Sawirro

Waxaa goor dhow si rasmi ah xariga looga jaray garoonka diyaaradaha Boosaaso kaasoo dhawaan dib u dayactir iyo casriyeynba lagu sameeyay.

Xaflada oo ay mas’uuliyiin badan joogeen ayaa khudbadaha kadib waxaa ugu danbeyn si rasmi ah wada-jir xariga uga jaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ,Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas iyo waliba Safiirada Dalalka Talyaaniga iyo Italy.

Garoonka Bandarqaasim ee Boosaaso ayaa hada kadib si caadi u shaqeyn doona madaama maanta xariga laga jaray.

Madaxweyne Xasan Sheekh, Cali Geedi iyo C/weli Sheekh Axmed ayaa si isku mid ah waxay amaan u jeediyeen Maamulka Puntlad dadaalka uu u galay dhanka amniga iyo horumarka deegaanadooda.

 

IMG_1151 IMG_1147 IMG_1144 IMG_1136 IMG_1134 IMG_1130 IMG_1127 IMG_1124 IMG_1120 IMG_1116 IMG_1115 IMG_1110 IMG_1096 IMG_1091 IMG_1081 IMG_1075 IMG_1072 IMG_1063 IMG_1059 IMG_1053 IMG_1044 IMG_1034 IMG_1018 IMG_1007 IMG_0997 IMG_0994 IMG_0968 IMG_0947 IMG_0940 IMG_0938 IMG_0936 IMG_0934 IMG_0931 IMG_0927 IMG_0924 IMG_0913 IMG_0906 IMG_0877 IMG_0876

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook