Xuska Mowliidka Nabiga NNK oo Lagu Qabtay Norwey +Sawirro +Video

Waxaa Caasimada Dalka Norwey Ee Oslo Lagu Qabtay Xuska Dhalashada Nabigeena Maxamed NNK .

Xafladda oo ay kasoo qayb galeen dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxaa soo agaasimey culi,maa,u diinka Ahlu sunna Waljamacaa ee Borwey.
culimadii kasoo qayb gashay xafladda ayaa ku dheeraaday Siirada nabigeena suuban nnk iyo halgankii uu u galay fidinta diinta, waxaa sidoo kale garab socdey nabi ammaan ay qaadayeen maadixiintii soo xaadirey goobta.
Xafladda oo ay ka muuqatey bilic ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowdey nuur iyo nafaxaat.

1-999
2
3 4 5 IMG_5897 IMG_5898 IMG_5899 IMG_5900 IMG_5901 IMG_5903 IMG_5904 IMG_5908 IMG_5909 IMG_5910 IMG_5911 IMG_5912 IMG_5914 IMG_5915 IMG_5916 IMG_5920 IMG_5933 IMG_5936 IMG_5938 IMG_5939 IMG_5940 IMG_5941 IMG_5943 IMG_5951 IMG_5953 IMG_5954 IMG_5955 IMG_5956 IMG_5957 IMG_5958 IMG_5960 IMG_5961 IMG_5963 IMG_5964 IMG_5967 IMG_5970 IMG_5974 IMG_5984 IMG_5987 IMG_5992 IMG_5993 IMG_5995 IMG_5996 IMG_5998 IMG_6000 IMG_6002 IMG_6004 IMG_6005 IMG_6010 IMG_6011 IMG_6012 IMG_6014 IMG_6016 IMG_6018 IMG_6021 IMG_6022 IMG_6024 IMG_6036 IMG_6042 IMG_6043 IMG_6044 IMG_6046 IMG_6048 IMG_6052 IMG_6053 IMG_6057 IMG_6059 IMG_6066

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook