Zinedine Zidane oo loo magacaabay Macalinka Real Madrid+Sawiro

Kadib markii sirasmi ah loogu dhawaaqay in shaqadii laga Cayriyey Macalinkii Real Madrid Rafael Benitez.ayaa Madaxweynaha Real Madrid Waxa uu sirasmi ah u sheegay in Cayaaryahankii hore ee Kooxdaan Zidane uu badali doono

Hada oo uu weli socdo shirka Jaraa id ee lagu Cayriyey Macalinkii Real Madrid ayaa Waxaa sidoo kale Goobta ku sugan Cayaaryahankii hore ee Real Madrid Zinedine Zidane kaas oo sida lasheegay loogu yeeray in loo magacaabo Macalinka Naadiga.

 

1 2 3 4

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook