opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Walaal Zakaatulfitriga udhiib Agoonta Xanaano Hafarxeen

Share

          RAMADAN MUBARAK.

          ASALAMUCALEYKUM:

 

Zakaatulfitri.

1. Walaalaha muslimiinta ah waxaan xasuusinaynaa in lagu gudo jiro bishii barakaysnayd ee

Ramadan, sidaa darted walaalaha muslimeenta ah waxaan ka codsanaynaa in ay ku caawiyaan

Zakaatulfitriga sanadkaan agoonta Xanaano si ay farxada ula qaybsadaan umada inteeda kale

maalinta ciida.

Zakaatulfitriga waxay ka meyreysaa qofka, gefkii yaraa eek a dhacay intii uu soomanaa, waana

quudinta saboolka.

Fadlan halkaan ku soo dir si loo gaarsiiyo cida ku haboon, waqtiga ku haboon.

Waxaan qabanaynaa Zakaatulfitriga ugu dambeyn 23 ka Ramadan ama 28 June 2016 .

Qiimaha calaa qof waa 60 kr.

Waxaad ku soo hagaajin kartaa ama ku soo diri kartaa konto nr 15034842296

Ama waxad kaloo ku bixin kartaan Paypal waxana ka gali kartaa website ka www.hanano.org

Wabilahi Tawfiiq.

Agoonta Xanaano.

Oslo Norway

index

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook