Oshaco Airport ee Gaalkacyo oo Si Xawli ah u Shaqaynaya +Sawirro

Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Oshaco Ee Duleedka Koonfureed Magaalada Gaalkacyo Max’ed Max,ud Qayre Oo Warbaahinta Kula hadlay Garoonka Ay Diyaaradu ka duulaan ee Oshaco ayaa Ka warbixiyay qaabka uu Garoonku u Shaqeeyo Iyo Nidaamka ay ula dhaqmaan Dadka ka Dhoofa Iyo Kuwa ka Ka soo daga,
Xili Dhawaan ay Shacabku Cabasho ka muujiyeen Lacago lagu soo Kordhiyay Dadka Ka Dhoofaya Garoonka Weyn Ee Magaalada Gaalkacyo.taas oo keentay in Mudo Kooban hakad ku yimaado Diyaaradihii Ka Soo dagijiray Madaarkaasi.
Maareeyaha Ayaa Sheegay in uu yahay Garoonku yahay Mid u shaqeeya Shacabka Soomaaliyeed Amnigiisuna Yahay Mid la isku halayn Karo.
Garoonka Diyaaraadaha Oshaco Ayaa la Hirgaliyay Bilowgii Sanadii 2015 Kadib Markii ay Ku hamiyeen In ay Sameeyaan Garoon Diyaaradeed Qaar Ka Mida ganacsatada Galmudug.waxaana Garoonka Oshako yahay Mid Aad mashquul u ah Ayna Isticmaalan Diyaaradaha Kala Duwan Ee Shacabka.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 11 22 33 44 55 66 77

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Oshaco Airport ee Gaalkacyo oo Si Xawli ah u Shaqaynaya +Sawirro”

  1. maxamed sulub says:

    Waxan sodhaweynaya Horumarka mamulka iyo shacbiga Galmudug,Garonka Cusub ee Konfurta Galkacyo ee Oshsco waxay tasi mujinaysa shacbiga Gobalada dhexe in aay sameystan waxii bulshada wax tar uleh,qofkasta oo miyir leh sodhaweyo,waxa kale oo sidas silamid ah wadada Hobyo iyo galkacyo isku xiri donta tasina waxay kamid tahay wax tarka bulshada,waxa ilahay mahadi ah in qorigii lala rorayey mudada 24 sano in lagu badalay,wax sosarka bulshada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook