opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Fanaanada Tufaax Darajo oo Fanka Kabaxday Kadib Markii Mucjiso Latusay+Video

Share

Fanaanada Tufaac Cali Dubad Jaamac (Tufaax Darajo) oo kamid ah Fanaaniinta Soomaalida ee ku dhaqan Qaarada Yurub ayaa ka Warbixisay Arin Mucjiso ah oo ku dhacday, Iyadoona sheegtay in IFKA lagu Tusay wax ay ku Waayno Qaadato.

Tufaax ayaa waxay sheegtay in iyada oo Soconaysa loo sheegay inay Dhimanayso, Markaasina ay Awoodi wayday inay Wax dhaq-dhaqaaq ah Samayso, Sidoo kalana Maalmihii ugu danbeeyay marka ay Gurigeeda Tagto inay QAYBISADA DABKA Iyo Xadhiga Mobilka ee Dabku (Charger) ay Noqonayaan Mas oo kale, Sidoo kalana Lala hadlayo.

Culimada ayaa u sheegay inay Joojiso Fankii ay kuJirtay, waxayna Shaacisay inay Mucjisada la tusay ku Waayo Qaadatay, islamarkaana Ay Fankii ka baxday.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Fanaanada Tufaax Darajo oo Fanka Kabaxday Kadib Markii Mucjiso Latusay+Video”

  1. liban hassan aden says:

    alxmdulilaah waa Ilaahay mahadi ko haday ka tobadkentaay Ilahay khayrbadan ha oo kobadelo Amiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook