opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Xeer ilaaliyaha Qaranka Somaliya Oo Lakulmay Jaaliyada Norway +Sawirro +Video

Share

Waxaa maalintii shalay kulan balaaran wada yeeshay Xeer ilaaliyaha Qaranka Somaliya Axmed Cali Dahir iyo jaaliyada Somalida Ee Norway kulankan oo ahaa mid somalida loogu sharxayay Dacwadii Bada iyo Halka uu xaal marayo.
kulankan ayaa waxaa kasoo qeyb galay dadkii ugu badnaa ee kasoo qeyb galo kulan lagu soodhawaynayo mas ul kasocday Dowlada Somaliya Ee Norway yimaada taasoo sabab u ahayd Dacwada Bada ee hada taagan iyo isagoo ah mas uulkii ugu sareeyay ee matalayay Dowalda Somaliya.
Soodhawayn kadib waxaa halkaas kahadlay Xeer ilaaliyaha oo aad ugu dheeraday heerarkii ay soomartay dacwada bada iyo halka hada xaal marayo iyo waxa laga filankaro inay kasoobaxaan dacwada.
mar u kahadlayay dhalinyarada somaliyeed ee lasheegay in dalka India Dil lagu xukumay ayuu yiri waxaan ahay mas uulkii ugu horeyay uguna dambeeyay ee sooboqda dhalinyaradaas isagoona sheegay markii u tagayay inuu mid geeriyooday mid kalane isbiltaal kujiray kuligoodna kuwada dhacaday Tiibisho Ama qaaxo qofba siduu u yaqaano, intii uu kasheekaynayay arinkaas ayuu oohin is celin waayay ilmo fara badane kasoo daadatay dadkii meesha fadhiyay ayaa iyagane wada ooyay oo mid walba war qad uu ilinta isaga tiro lasoo baxay.

rsz_img_1548

img_1511 img_1514 img_1515 img_1522 img_1524 img_1525 img_1530 img_1532 img_1534 img_1535 img_1536 img_1537 img_1538 img_1539 img_1540 img_1541 img_1542 img_1543 img_1544 img_1545 img_1546 img_1547 img_1549 img_1550 img_1552 img_1553 img_1554 img_1556 img_1558 img_1559 img_1560 img_1561 img_1562 img_1563 img_1564 img_1566 img_1567 img_1568 img_1569 img_1577 img_1583 img_1584 img_1585 img_1586 img_1589 img_1592 img_1597 img_1599 img_1607 img_1610 img_1630 img_1652 img_1661 img_1665 img_1674 img_1675 img_1676 img_1678 img_1679 img_1680 img_1681 img_1685 img_1687 img_1689 img_1690 img_1691 img_1694 img_1695 img_1696 img_1697 img_1698 img_1699 img_1701

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Xeer ilaaliyaha Qaranka Somaliya Oo Lakulmay Jaaliyada Norway +Sawirro +Video”

  1. Kasim Aded says:

    masha allah sxb wardoon aaad ayaad u mahadsan tahay shaqada aad u hayso shacabkaaga

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook