opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

2 Sano 8 Roose Granit Xhaka +Sawiro

FacebookTwitterGoogle+Share

Cayaaryahanka kooxda Kubada cagta Arsenal ku cusub ee Granit Xhaka ayaa lagu dhaleeceeyey Roosayaasha aadka u badan ee uu qaatay labadii Sanadood ee la soo dhaafay Waxaana tii ugu dambeysey lasiiyey kulankii Sabtiga ay ladheeleen kooxda Swansea City.

Granit Xhaka oo Arsenal kaga soo biirey Xiligaan Naadiga dalka Jarmalka ee Borussia Monchengladbach ayaa qaatay Roosihii 8 aad mudo 2 Sano Gudahood ah Waxaana uu ku qaatay Kooxaha uu u soo dheeley iyo Xulka dalkiisa.

Ninkaan loo taagay Calaamada Casaanka ah si toos ah kadib Markii uu qalad weyn ku galay Cayaaryahanka Swansea City u dheela ee Moudou Barrow Waxa ayna ahayd Roosihii koowaad ee uu ku qaato Naadiga London ka dhisan ee Arsenal.

arsenal-v-swansea-city-premier-league 1-79 2-81 3-68 6-36 396f240600000578-3841018-image-m-26_1476623613766

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook