opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Daawo Sawirada Ciidamada Amison ee La Geeyay Magaalada Cadaado

dado_3
FacebookTwitterGoogle+Share

Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug waxaa gaaray ciidamo cusub oo katirsan AMISOM, waxaana ciidamadan loogu tala galay in ay ilaaliyaan amaanka xarunaha lagu wado in ay ka dhacaan doorashooyinka Aqalka hoose.

Ciidamadan oo ah kuwa si weyn u hubeesan ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Cadaado, waxaana la dajiyay saldhigyo loogu tala galay, waxaana sidoo kale la filayaa in dhawaan magaaladaasi gaaraan ciidamo kale oo katirsan AMISOM.

Taliyaha ciidamada AMISOM Jeneraal Cismaan Subagle ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM katirsan ee la geeyay magaalada Cadaado ay sugayaan amaanka Xarumaha muhuumka, waxa uuna tilmaamay in ciidankan ay la mid yihiin kuwa kale ee ka howlgala gobolada dalka.
Magaalada Cadaado iyo magalaooyin kale oo dalka kuyaala waxaa ka socda diyaargarow xoogan oo loogu jiro in ay ka dhacaan doorashooyinka xubnaha aqalka hoose, waxaana sugitaanka amaanka xarumahaasi ka qeyb qaadan doona Ciidamada AMISOM.

amisomcadado7  amisomcadado5







 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook