opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ahlusunna Alshabaab ayaan kala wareegnay Godinlabe +Cod

shaakir
FacebookTwitterGoogle+Share

Ciidanka maamulka Ahlusunna iyo Maleeshiyaad dhigtay Isbaaro ayaa dagaal kula wareegay deegaanka Godinlabe ee Galgaduud ka dib dagaal ay la galeen ciidanka Nabad suggida maamulka Galmudug.

Afhayeenka maamulka Ahlusunna Mursal Xeefoow ayaa sheegay in ciidanka maamulka Galmudug ay ka qabteen maxaabiis , islamarkaana dhawaan ay soo bandhigi doonaan warbaahinta.
Afhayeenka Ahlusunna ayaa sida uu hadalka u dhigay waxa uu sheegtay inay Al-Shabaab soo weerartay ayna hadda iyagu ku sugan yihiin Deegaanka Godinlabe.

Ciidanka maamulka Galmudug ayaa Dhanka Cadaado uga baxay Deegaanka Gobdinlabe, waxana laga cabsi qabaa inay dib Dagaal u soo qaadaan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook