opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ahmed Ali kadiye wasiir ku xigeenka Arimaha dibada Soomaliya oo Cadaado Lagu soodhaweyay +Sawiro +Video

FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa maanta magaalada cadaado gaaray oo si wayn loogu soo dhaweeyay wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada soomaliya oo ah musharax xildhibaan Mudane Ahmed Ali kadiye.
Waxaa soo dhawayntiisa ka qayb qaatay dad wayne farabadan .kadib soo dhawayntiisa waxaa loo galbiyay hoteelkii uu ka dagi lahaa magaalada cadaado halkaas oo uu kula hadlay dad wayne fara badan.
Wasiirka ayaa lagu wadaa inta uu joogo magaalada cadaado inuu kula kulmo bulshada qaybaheeda kala duwan iyo masuuliyiinta ugu saraysa maamulka galmudug.
Axmed Ali kadiye ayaa ah aqoon yahan karti iyo maamul wanaag looga bartay.
Waxayna bulshada Galmudug rajaynayaan in masuulkaan uu ku soo baxo baarlamaanka soomaliya .

1 2 3 4 5 6 7
8
9
11
99

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook